【視聴数 2364908】
【チャンネル名 HAWRAAR MUSIC PRODUCTION】
【タグ hawraar,xidigaha geeska,fansan band,dayax band,somali music,hees cusub,YURUB GEENYO QOL MADAW,hawraar 2019,xidigaha geeska hawraar,hodan cabdiraxman,ugbaad aragsan,khadra sinimo,heeso cusub xidigaha geeska】
Waaaaaaaaaaaaaw
YURUB GENYO WXY CADAYSAY INAY FANKA CIDINA KADABA HADLI KARIN WXN IDIN LEYAHAY MAHA ANIGU WAQ ILA ARAGTAN CODKEEDA INTII IGU RACSAN FARTA TAGA IYO TAGERAHA YURUB GENYO IS MUJIYA🔊🔊💓💓
Ilahow rabiyow naso hununi o hesaha naga masax walalahena so hade
Wow🥰
Wardee dadka waxay like dawarsanaya 😁 haja bal maxay like tarta aniga yaabaye marka youtup ku furanayay waxbad ka fa,idaysa lakin comati ad bixisay inad dhahdo like isara alle idinku dharshe wax wa laga wacanyay😏
Ax yaa sowtu raxma
Sawtu rahma yurub geenyo borada codka 🥰😍🤩2020
Xasuusta heestAn wxn kuxasuustaa qiso
Somali
W
Waa la yaabe dumar boodh wejiga kala soo daaley iyo ragan timuhu madaxa badhtankiisa ka bilaabmaan ayaa meesha isugu yimi.. Ilaahow na badbaadi.
8/12/2020 Monday night 🤴❤️
Hoyada jacelka waan ku sosalamaya waxan kaa salamaya Djibouti 💋❤❤
Fanka soomalida hadii wakhtigan aan joogno laqiimaynayo bilada codka yurub geenyo ayaa qadan lahayd 2021 ilaa malintay sobaxday wan dhegaystaa ❤️
Love yurub geenyo
Xamse awdahir
waouh bien bien
😪😭😭😭😭😭
Waxan qadaraasayaa nolosha qaybah hadhay inaan qoys kula noqdee waar miyaan xubiga u qalmaa 😢😢😢😢 27/1/2021
2021 ayaa ila dawanay mise cidi igama danbeyso like dar hada waneyso🤔😁🖖🧐 January 28 2021😂